Wararka Maanta

KASHIFAAD: Farmaajo & Kheyre oo lagu eedeeyay inay Daawanayaan Nabad sugida & Militariga Muqdisho isku Dilaya

Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay dagaalo ku dhexmarayeen nawaaxiga Isgoyska Tarabuunka ee

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

XOG: Maxaa kala qabsaday R/wasaare Kheyre & Wasiiro ka cabsi qaba in xilalka laga qaado?

Warar hoose  ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Wasiirada xukuumada Soomaaliya ay kulan la qaateen Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre, iyagoo ka dalbaday inuusan

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

Akhriso:-Qodobada Maanta Looga Hadli Doono Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya…
- Dec 11, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajednaha Kulanka Maanta ayaa ah ka doodista Miisaaniyada 2018,oo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ...
Halkuu marayaa dhameystirka qorshaha isku dhafka Ciidamada ?
- Dec 11, 2017
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo safiirka Dowladda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa shalay gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Masuuliyiintan ...
Madaxii Siyaasadda Safaaradda Mareykanka ee Somalia oo xilka iska casishay (Akhriso)………..
- Dec 11, 2017
Madaxii Arrimaha siyaasadda ee safaaradda Mareykanka u qaabilsaneyd Soomaaliya haweeneyda lagu magacaabo Elizebeth Schockefford ayaa iska casishay xilkii ay u heysay dalkeeda. Qoraal ay u qortay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Tillerson ...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan “Israel waa Dal Argagaxiso ahna Dilaaga Carruurta.”………………
- Dec 11, 2017
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay dalka Israel “Dal Argagaxiso” ahna “DIlaaga carruurta”xilli uu maanta ka hadlayay arrimaha Bariga Dhexe waxaana weli ka soconaya Daanta Galbeed,Qaza iyo Bariga ...
Arin ku saabsan Maleeshiyo ka wada tirsan Alshabaab oo ku dagaalamay Gobolka Gedo
- Dec 10, 2017
Dagaalkaan oo dhaxmaray Maleeshiyaad taabacsan horjoogaha Al-shabaab ugu macagacaaban gobolka Gedo iyo maleeshiyaad kale oo katirsan kooxda Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo, waxaana la sheegay ...
WAR DEG DEG AH+DAAWO: Wariyaal Xabsiga La Dhigay Iyo Masuliyiin Si Kulul Ugu Hadlay
- Dec 10, 2017
Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA ayaa si kulul ugu hadlay Dacwadaha ka dhanka ah qaar kamid ah Suxufiyiinta Somaliland oo dacwada ugu soconayaan magaaloyinka Barbera, Gabileey iyo Boorama oo siyaaba kala ...
WARBIXIN CAJIIB AH:Kashifaad + Sawirro: Yaa ka dambeeyey in Qudus lasiiyo Israel ?
- Dec 10, 2017
Waxaa walaac xoogan laga muujinayaa dadaalka ay dowlada Sacuudi Carabiya ugu jirto in caasimada Israel si rasmi ah loogu raro magaalada Qudus ee Falastiin. Maamulka Falastiiniinta ayaa sheegay in qorshaha Sacuudiga ...
WAR DEG DEG AH :Ridwaan Salaad oo Caawa lagu toogtay Muqdisho & Xilkii ay ka haysay DFS oo…
- Dec 10, 2017
Koox hubeysan ayaa fiidnimadii caawa waxa ay xaafada Seybiyaano ee degmada Hodan Gobolka Banaadir ku dileen Gabar lagu magacaabi jiray Ridwaan Salaad oo ka tirsaneyd Booliska Soomaaliya. Warkan   waxaa  xaqiijiyay saraakiil ...

Next Page »