Wararka Dibada

WARBIXIN CAJIIB AH:Kashifaad + Sawirro: Yaa ka dambeeyey in Qudus lasiiyo Israel ?

Waxaa walaac xoogan laga muujinayaa dadaalka ay dowlada Sacuudi Carabiya ugu jirto in caasimada Israel si rasmi ah loogu raro magaalada Qudus ee Falastiin. Maamulka

Continue Reading »

Qeybta Wararka Dibada

XOG XASAASI: Sarkaal ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Somaliya oo is casilay……..

Elizabeth Shackelford oo ahayd sarkaalka siyaasadda ee safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay isaga tagtay shaqadaas iyada oo sheegtay in ay u

Continue Reading »

Wararka Dibada Archives

AKHRISO:- Dokumenti ay baahisay CIA oo shaaca ka qaaday Ethiopia & Qorshahii Soomaali loogu…
- Dec 10, 2017
Waa qoraal CIA ay qortay 4 Maajo 1960-kii oo faahfaahinaya sida ay Itoobiya uga dagaalantay, ugana soo horjeedday midnimadii Koonfur iyo Waqooyi ee 1960. Waxay ku eedaysay Ingiriis iyo Talyaani in ...
WARBIXIN:Wasiirada A/dibada dalalka ku jira Jaamacada Carabta oo mowqif cad ka istaagay Go’aanka Trump ee Qudus
- Dec 10, 2017
Waxaa habbeenimadii xalay magaalada Qahira ee dalka Masar ka dhacay shirka Wasiirradda Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa waxaa ku dhamaa Wasiirada Arrimaha dibadda dalalka ku jira Jaamacada ...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika…….
- Dec 9, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay shirka Ganacsiga Afrika, oo ka dhacay magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, kaasoo ay ka soo qeyb galeen Madax ka tirsan ...
DAAWO: R/Wasaare kuxigeenka Somalia oo khudbad ka jeediyay Munaasabadda maalinta Qowmiyadaha Itoobiya
- Dec 9, 2017
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya, isagoo matalayay dowladda Soomaaliya. Munaasabaddan oo lagu qabtay magaalada Samara ee gobolka Cafarta ayaa waxaa ...
WAR DEG DEG AH:Afhayeenka Al shabaab oo War lama filaan ah kasoo saaray Go’aanka Trump ee Qudus……..
- Dec 9, 2017
Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere), Afhayeenka Guud ee Ururka Al Shabaab, ayaa si kulul kaga hadlay tallaabada Mareykanka uu Magaalada Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Maamulka Israel. Afhayeenka, ayaa war uu soo ...
SIR CULUS : Akhriso Gabar uu Farmaajo Abti u yahay oo Sheegtay in Mareexaan ay Sameyn Doonaan…
- Dec 9, 2017
Shir ay iskugu yimaadeen Dhalinyaro iyo Haween kasoo jeeda Beesha Mareexaan oo ka dhacay Caasimada Dalka Ingiriiska Ee London ayaa looga hadlay Arin Xasaasi Ah. Shabakada Caalamka24.net ayaa xog ay ka ...
Sucuudiga oo Falastiiniinta u sheegay in ay ka tanaasulaan Quddus & Sababta oo ay ku sheegeen…
- Dec 9, 2017
Dowladda Sucuudiga ayaa Falastiiniyiinta ku war gelisay in ay ka tanasulaan in ay Caasimaddooda Mustaqbalka Noqoto Bariga Magaalada Quddus ee ay Yuhuuddo xoogga ku heysato. Kulan dhexmaray Bishii la soo dhaafay ...
DAAWO Wararkii ugu Dambeeyay Madaxweyne Erdogan oo Fariin u diray Yuhuuda iyo Donald Trump iyo Islaamka Aduunka oo Kacay…
- Dec 9, 2017
Wararkii ugu Dambeeyay Madaxweyne Erdogan oo Fariin u diray Yuhuuda iyo Donald Trump iyo Islaamka Aduunka oo Kacay…

Next Page »