Sirta Nolosha

Safarka Jaceylka: Dumarku Waxeey Ku Nasan Karaan Ninka Aay Ka Helaan 4taan Qodob Ee Cajaa’ibtooda Wato..!!

Ragga qaar ayaanan marnaba fahmi karin waxyaabaha qarsoon ee dumarku doonayaan, runtii waa muhiim ninka markuu doonayo inuu jano ku noolaado marka hore inuu kasbado

Continue Reading »

Qeybta Sirta Nolosha

Arimaha Bulshada :Halkudhegyo Xikmad Iyo Cibaaro U Ah Isfahamka Ragga Iyo Haweenka ……

Ninka gabadh qurux badan jeclaada fannaan ayaa ay ka dhigtaa (Jacaylkeeda heesaha uu u qaadayo), ninka gurusadana shaqaale weyn ayaa ay ka dhigtaa. – Malo-awaal

Continue Reading »

Sirta Nolosha Archives

Shan Calaamadood Oo Aad Ku Garan Karto Inaad Haaysato Saaxiibtinimo Waarto..
- Dec 9, 2017
Qormadan oo uu Kobciye ka soo xigtay shabakadda wararka ee Alcarabiya waxa aynu ku eegaynaa qaar ka mid ah halbeegyada ay xeeldheerayaasha cilmiga bulshadu aaminsan yihiin in lagu dhererin karo ...
Arimaha Bulshada :Weli Ma Is Weydiisay Waxa Dhici Kara Haddii Diyaaradda Oo Hawada Ku Jirta Uu Albaabku Furmo?
- Dec 9, 2017
Qof kasta oo diyaarad raacay waxa uu sida caadiga ah arkaa shaqaalaha diyaaradda oo inta aanay si rasmi ah u wada kicin dadka siinaya tilmaamo iyo tusaaleyaal badbaadada qofku ku ...
Arimaha Bulshada :Dhaqanka Reer Galbeedku Waxa Uu Sabab U Ah Qulubka Iyo Diiqadda Ku Badan Dadkiisa………
- Dec 9, 2017
Cilmibaadhis natiijadeeda lagu faafiyey majaladda Newsweek ee ka soo baxda dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in qiyamka reer galbeedku ay masuul ka yihiin diiqadda iyo niyad xumada dadka reer galbeed waqtiyadan ...
Arima Bulshada: Halku Dhigyo Xiiso Badan Oo Kusaabsan Dumarka Ku Nool Dunida Maanta…
- Dec 9, 2017
 Jacaylku gabadha karaamo dhawrashada ayaa uu ka qaadaa, hinaasuhuna jacaylkuu illowsiiyaa. – Gabadh jacayl neceb waa gabadh jacaylka hoog ka soo martay uun –  Gabadha daba orod waa ay kaa ordi, ka ...
Gabadha Soomaaliyeed Ixtiraamkii Aay Ka Waaysay Ninkeeda Sidee Ayey Dib Ugu Soo Kasban Kartaa…??!!
- Dec 9, 2017
Wuxuu Yiri Nabigenu (SCW) (Hadaan qof amri lahaa inuu u sujuudo qof waxaan amri lahaa haweeneeydu inay u sujuudo Ninkeeda). Dhinacyo badan iyo siyaabo kala duwan ayaa xiriirka ka dhexeeya lamaanaha ...
DAAWO Gabar Fariin Lama Filaan ah Usoo Dirtay Gabdhaha Sameeya Ficiladaan Layaabka leh..
- Dec 7, 2017
DAAWO Gabar Fariin Lama Filaan ah Usoo Dirtay Gabdhaha Sameeya Ficiladaan Layaabka leh..
DAAWO:- Sameynta iyo Qurxinta Suniyaha Indhaha…………….
- Dec 5, 2017
Sida aan wada og nahay Indhaha ayaa ah muraayada qalbiga, waxay tilmaamaan dareenka qofka sida ; farxadda, murugada iyo wax walba oo la xiriira ujeedka aad damacsan tahay. Haddaba suniyaha ayaa ...
CAJIIB: Shirkadda Facebook Oo Dhawaan Soo Bandhidoonta Laba Barnaamuj Oo Cusub (Mid Kamid Ah Ayaa Kuu Ogolaanaya In Facebook Aad Lacag Ka Dirto)
- Dec 5, 2017
FACEBOOK : Waa Aalada hadda ugu badan ee la isticmaalo Social Meddia kaas oo la aas aasay 2005  , waana mid kamid ah Application-da la isticmaalo midka ugu xamaasada badan. Maalinba ...

Next Page »