Caafimadka

RAGA BIDAARTA LEH OO XANUUNKA UGU HALISAYSAN LAGA HELAY+RAG INTEE LEEG AYAA QABA SOMALIDA+MUXUU YAHAY CUDURKU(AKHRI)

Raga Bidaarta Leh Oo Xanuunka Ugu Halisaysan Laga Helay+Rag Intee Leeg Ayaa Qaba Somalida+Muxuu Yahay Cudurku(AKHRI) Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ragga bidaarta

Continue Reading »

Qeybta Caafimadka

Arimaha Caafimaadka: Waxyeellada Cudurka Macaanka ee Shabakada Dambe ee Isha……..

HORUDHAC Waxyeellada cudurka Macaanka ama Sonkorowga uu ku keeno shabakada dambe ee isha (diabetic retinopathy) wuxuu kamid yahay indha la’aanta ugu badan ee lagu maareeyo

Continue Reading »

Caafimadka Archives

Arimaha Caafimaadka: Waa maxay Qoor-Gooye (Meningitis)?
- Nov 29, 2017
Meningitis-ku ama Qoor-gooyaha sida soomaalida u taqaanno, waa cudur halis ah oo si dhakhso u dila caruurta iyo dadka waaweynba, wuxuu nafeeyaa, maskaxda, indho-beel ayuu keenaa ama dhagoolnimo, haddii aanan ...
Arimaha Caafimaadka: Howlgabka kacsiga (Impotence)…….
- Nov 29, 2017
Dhibaatada kacsiga, oo iyaduna loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku timaadaa boqolkiiba 5 illaa 10% nimanka da' 40 naadka ah. da'duna si kala duwan ayay ugu korortaa. Dhibaatada howlgabka kacsigu inta ...
Arimaha Caafimaadka; Caruurta La Suuxo ama La Qallalo Ooyinta………..
- Nov 29, 2017
Bismillah, Waxaan maanta ka hadlayaa arrin muhiim u ah waalidiinta in ay wax ka ogaadaan waa waxa loo yaqaano "Suuxdinta ama Qallalka la socoto Oohinta", waa arrin waalidiintu ay ku arkaan ...
Arimaha Caafimaadka :Fahmitaanka Niyad Jabka (Depression)
- Nov 27, 2017
Buugan yari wuxuu qeexayaa calaamadaha diiqista (niyad jabka), iyo dawaynta kala duwan ee diyaarka ah. Waxuu sharxaysaa siyaabaha dadku isu caawin karaan, waxa reerku iyo asaxaabtu samayn karaan. Waxa kale ...
Arimaha Caafimaadka : Re: Suáal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!…….
- Nov 27, 2017
Waa maxay dhibaatada caafimaad ee Siigeysashada? Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah, waxaa ugu muhiimsan: 1- Daal iyo tabardarri joogto ah weliba khaas ahaan hadduu qofka joogteyso maadaama ...
Arimaha Caafimaadka : Gulukooma / Bakooro (Glaucoma)……
- Nov 27, 2017
Gulukooma waa cudur indhaha ku dhaca oo keeni kara indho-la’aan ama lumis arag. Marka aad qabtid gulukooma, dheecaan ayaa iska buuxiya isha, taasoo cadaadis saarta xagga dambe ee isha. Cadaadiskaasi waxa ...
Arimaha Caafimaadka : Findoob (Acne)
- Nov 27, 2017
Waa maxay Findoob? Finanka ugu badan ee wajiga ka soo baxo waxaa loo yaqaanaa "Acne", Afka soomaaligane waxaa lagu dhahaa "Findoob" waa nabro yaryar oo ka soo baxa sanka kaliya ama ...
Arimaha Caafimaadka :Baabasiir (Haemorrhoids)
- Nov 27, 2017
Waa maxay Baabasiir? Babaasiirtu waa sida xidido laamo leh oo ku yaalla marinka futada. Marka xididada noqdaan kuwo la bararsan dhiig, waxa timaada babaasiir. Xididka bararsani waxa uu saameyn karaa mareegta qaybteeda ...

Next Page »