SIR CULUS : Akhriso Wasiir Runta Ka Sheegay in Habargidir ay Abgaal U Tahay Hiil Daaroodna yihiin Cadowga Muqdisho..

Wasiirada Xukuumada Soomaaliya qudhooda ayaa ficil Qabiil uu ka dhex jiraa iyagoo Hawiye,Dir iyo Daarood loo kala baxo mararka shirarku jiraan.
Waxaa saaxiibo ah Cabdi Faarax Juxaa iyo Jamaal Maxamed Xasan oo Puntland kasoo galay mararka qaarna Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa ku seddex ah.

Sidaa oo kale Wasiirka Amniga ayaa udhawaada kan Habar Gidir Ee Arimaha Dibada Soomaaliya ku magacaaban Yuusuf Garaad Cumar iyadoo Xifaaltan uu jiro.
Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Abuukar Ducaale Isloow ayaa muujiyey in Daarood ay yihiin Cadowga Dadka Muqdisho deggan oo ay Hawiye Naceyb Dadka dhan uximayaan.
Waxa uu Amaanay walaalaha Habar Gidir uu ku sheegay inaysan aheyn Cadow hase ahaatee ay dhiig iyo Dheecaan wadaagaan oo Hawiye ahaan isku soo jiidayo.

Shabakada Caalamka Online

Xafiiska Mogadishu Somalia

Caalamka113@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA UGU DANBEEYAY




WARARKA UGU AQRISKA BADAN

%d bloggers like this: