MUUQAAL : Xuseen Ceydiid oo Sheegay in Loogu Hanjabay Dil Hadii uu Tago Muqdisho iyo Shirqool Halis ah oo loo dhigay…

Siyaasiga Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid ayaa iska diiday Kuwo uga gacan haatiyey inuu yimaado Magaalada Muqdisho kaasi oo la sheegay in arimo badan laga shiray.
Kulan Beesha Habar Gidir ku yeesheen Hoteelka Saxafi ayaa waxaa ka qeyb galay Madax badan oo Duubab dhaqan leh,Culimaa’udiin,Haween iyo Dhalinyaro iskugu jiray.

Xuseen Ceydiid oo jooga Mareykanka isagoo sheegay in la dilayo hadii uu imaan lahaa Xamar oo dad Qabiil ku Beegsanaya ay usoo hanjabaan isagoona shaaciyey in arintaasi ay tahay Mid Culus.

Shabakada Caalamka Online

Xafiiska Mogadishu Somalia

Caalamka113@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA UGU DANBEEYAY




WARARKA UGU AQRISKA BADAN

%d bloggers like this: