Gudoomiyihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo Si Xun Loogu Bahdilay Madaxtooyada Soomaaliya Kadib Maxaa Dhacay

Gudoomiyihii Hore Ee Maamulka Gobolka Banaadir Ahaana Duqii Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa waxa la sheegay in la dhuun qabtay Shaqadiisii.
Tarsan ayaa bilo ka hor waxa Loo magacaabay La taliyaha Madaxweyne Farmaajo dhinaca Arimaha Bulshada balse laguma arkin Goobaha uu tegayo Madaxweynaha Waddanka.

Mudane Tarsan ayaa waxa la sheegay in shaqadiisa ay qabtaan qolo saaxiib dhaw la ah Madaxweynaha oo Talada siiya taasi oo arimo Xasaasi Ah ku hoos jiraan.
Maxamuud Tarsan ayaa ka carooday Shaqadii uu xilka ku magacaabnaa oo lagu bahdilayo dhowr marna uu warqad uu qoray xilka tegis ah laga diiday.
Shabakada Caalamka24.net ayaa waxay ilo muhiim ah uxaqiijiyeen in Tarsan xitaa loo diiday safarada Dibada uu uraaco madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shabakada Caalamka Online

Xafiiska Mogadishu Somalia

Caalamka113@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA UGU DANBEEYAY




WARARKA UGU AQRISKA BADAN

%d bloggers like this: