WAR DEG DEG AH: DAAWO : Dayax Dalnuurshe oo Taageero Lama filaan ah ka helay Iyo Xaaskiiska oo ka hadashay Dagaalka

Waxaan Halkan idin kugu Soo gudbineynaa muuqal ay soo duubeen qaar kamid ah Madaxda iyo shacabka kaasi oo ay ku garab istageen Fanaanka dayax dalnuurshe ,

Dayax dalnuurshe ayaa taageeradan ku helay kadib markii uu diiday inuu hees aflagaado ah u qaado Madaxda dowlada somaliya sida madaxweynaha iyo R/wasaaraha ,waxaana ugu dambeyn is dagaaleyn daahir calasow oo ahaa shaqsigi usoo jeediyay fikirka lagu aflagaadeynayo madaxda,

                           HALKAN GUJI OO KA DAAWO

Shabakada Caalamka Online

Xafiiska Mogadishu Somalia

Caalamka113@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA UGU DANBEEYAY




WARARKA UGU AQRISKA BADAN

%d bloggers like this: