Fariin Jaceyl : Sida Dhulka Biyaha Ugu Dhargeyn Ayaan Anna Kaaga Dhargeyn Qaali:Qalinkii Fanax Fariid

Mar kale ku soo dhawaada fariimaha gaagaban ee jaceylka oo marba qeyb aan idin soo xulno

*Sida dhulka uga dhergeyn biyaha, sida maalinta uga dhergeynin kulka (iftiinka) ka yimaada cadceeda ayaana anna marna ka dhergeyn jaceylkaada (wehelkaaga).

*Indhuhu bilic baa ku weyn, hooyadu ilmaheedaa ku weyn geedi sahan wacan baa ku weyn, anna ADIGAA igu weyn.

*Caashaqa howli’i ma hagaago, higsigeena waxaa gaari karnaa kolkaan hawraarsan iyo haye-da isla heyno.

*Nolosha baraaraheeda waxaa bilow u ah caashaq, waxaase albaab u ah kalsoonisa qufulna waxaa u ah guur.

Qalinkii Fanax Fariid

Shabakada Caalamka Online

Xafiiska Mogadishu Somalia

Caalamka113@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




WARARKA UGU DANBEEYAY




WARARKA UGU AQRISKA BADAN

%d bloggers like this: